Waraysi: Cismaan Cabdi Nuur Xaashi - Guddiga Af-Soomaaliga ...

Abwaan Cismaan Cabdi Nuur Xaashi oo ka mid ah guddiga cusub ee Afomaaliga oo ka warramaya sababaha loo sameeyey guddiga Source: Tallent provided his photo
Wariye hore, Abwaan Cismaan Cabdi Nuur Xaashi oo ka mid ah, kana warramaya guddiga dhowaan dowladda federaaliga Soomaaliyeed u xushay inay badbaadiyaan Af-Soomaaliga iyo Far-Soomaalida sii tayo-dhacaya.
Share