Waraysi - Fartuun Faarax, oo ka hadashay sida ururkeedu u taageero bulshada Soomaaliyeed ee Victoria.

Fartuun Faarax - Madaxa East African Women's Foundation ee Victoria Source: Talent provided
Madaxa ururka East African Women's Foundation ee Victoria, Fartuun Faarah, ayaa ka hadashay sida ururkeedu uga qayb qaato wacyi-gelinta bulshada ee COVID-19 iyo muhimmadda Tirokoobka (Census), iyo sidoo kale, adeegyada ay bixiyaan.
Share