Guddoomiyaha ururka Global Somali Diaspora, Jawahir DahirJawahir Dahir oo ah guddoomiyaha ururka Global Somali Diaspora (GSD) ayaa ka warrantay guud ahaan ujeeddooyinka iyo howlaha ururka iyo gaar ahaan shirweynaha ururka ee 2026 oo sannadkan ka dhacaya magaalada Brisbane ee dalka Australia.
Published
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode contentShare this with family and friends
Jawahir Dahir oo ah guddoomiyaha ururka Global Somali Diaspora (GSD) ayaa ka warrantay guud ahaan ujeeddooyinka iyo howlaha ururka iyo gaar ahaan shirweynaha ururka ee 2026 oo sannadkan ka dhacaya magaalada Brisbane ee dalka Australia.