Waraysi: Iiman Abdillahi - Dhismaha dekedda Garacad

Dhismaha dekedda Garacad - Iiman Abdillahi Source: Talent provided
Dhismaha dekedda Garacad, Mudug- Puntland ayaa waxaa ka warramaya Iiman Abdillahi oo deggan Melbourne, Australia, sheegayna inuu ka tirsan yahay guddiyada dhismaha dekedda.
Share