Tiro Soomaali ah baa ku dhimatay kacdoonnada ka socda South Africa. Taageerayaal ka cadhaysan xadhigga madaxweynihii hore ee South Africa, Jacob Zuma, ayaa cagta mariyey waxay arkaanba. Hassan Abdillaahi Macallim oo Johannesburg jooga ayaa ka warramaya.