Waraysi: Mohamud Abdinur - Gud. Deg. Galkacyo, Mudug - PLD

Mohamud Abdinur - Guddoomiyaha degmada Galkacyo, Mudug, PLD oo ka warramaya dadkii Laascaanood lagasoo raafay oo Mudug la keenay Source: Twitter/Puntland Mirror
Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee Mudug - Puntland, Mohamud Abdinur ayaa ka warramaya barakacayaashii laga soo raafay Laascaanood ee la keenay Mudug - Puntland
Share