Long Covid waa jirro ku dhici karta dadka uu durba COVID-19 ku dhacay ee kasoo bogsoodey. Yuu ku dhacaa? Maxaa lagu gartaa, sideese looga hor-tegi karaa?