Waraysi - Tallaalka COVID-19 ee carruurta (5-11jir) Australia

Fadumo Elim, Najmo Said, Umul-kheyr Elmi Somali Healthcare Professionals Source: Talent provided
Tallaalka COVID-19 ee carruurta 5 jir-ka illaa 11jir-ka ah ee Australia ayaa 10-ka Jannaayo 2022 la bilaabi doonaa. Fadumo Elmi, Najmo Sa'id iyo Umul-Kheyr Elmi ayaa bixiyey waraysigan wacyi-gelinta ah oo ka hadlaya arrintaa.
Share