Warbixin: COVID-19 Iyo Caalamka

Sydney Harbour Bridge Source: AAP Image/Mick Tsikas
Waxaa la joogaa xilligii meelo badan oo adduunka ka mid ah la isaga diyaarin jirey dabbaal-degga soo dhoweynta sannadka cusub. Laakiin, sannadkan 2021 waxaa la isu diyaarinayaa sidii loo joojin lahaa dabbaal-degyada ama loo xaddidi lahaa. Taana waxaa keentay cabsida cusub ee laga qabo Omicron.
Share