Warbixin - Waddamada G20 oo ka shiray sida taageero bani'aadannimo loo gaadhiin karo Afghanistan

Italian PM Mario Draghi hosts the G20 conference on Afghanistan Source: AAP
Waddamada G20 ayaa ka hadlay sidii ay uu taageeri lahaayeen shacabka Afghanistan iyaga oo aan aqoonsannin xukunka Taliban
Share