New South Wales iyo dowladda Federaalka ayaa si wada jir ah $551 million dhinaca guryaha ah siinaya dadka ay daadadku saameeyeen. Anthony Albanese ayaa xukuumadda Morrison ku canaantay inay ku guul-darraysteen xoojinta difaaca dalka. Baabuur-wadayaasha Australiana waxaa looga digay in qiimha shidaalku kor u kici doono.