Warka Talaadada - 28 December 2021

Warka Khamiis - 10 Maarso 2022 Source: SBS
Queensland oo ka noqotay shuruuddii baadhitaanka COVID-19 shan maalmood ka dib marka socdaalayaashu soo galaan. Mucaaradka Labour-ka ee heer federaal oo la saadaaliyey inay ku guuleysan doonaan doorashada 2022. Farmaajo oo xilkii ka qaaday Ra'iisal-wasaare Rooble, iyo koox Hindus ah oo India kaga dhawaaqday in Mulsimiinta India la xasuuqo.
Share