SBS Afsomali

Warka Talaado - 04 January 2022

SBS Afsomali

Somali news image

Warka Jimco - 4 Maarso 2022


Published 4 January 2022 at 6:10pm
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS

New South Wales iyo Victoria ayay mar kale tirada keysaska COVID-19 record-kii hore jebiyeen. Ra'iisal wasaare Scott Morrison ayaa weli diiddan inuu Rapid Antigen Test-ga bilaash ka dhigo. Western Australia-na waxaa shuruud laga dhigayaa in qofku xaqiijiyo tallaalkiisa inta aanu gelin goobaha iyo dhacdooyinka qaarkood.


Published 4 January 2022 at 6:10pm
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS



Share