Wasiirkii hore ee arimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo jeediyay in si xal loogu helo khilaafka soo noqnoqday ee u dhexeeya Madaweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha dalka loo baahan in laga taqaluso jagada RW ha uuna Madaxweynuhu noqdo qofka kaliya ee dalka ka taliya. Ma ku raacsan tahay taladaas?