Wax ka ogoow halista uu leeyahay kansarka mindhicirada

bowel c pic.jpg

Kulan bulshada looga wacyi-galinayey halista uu leeyahay Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ku dhaca ayaa xalay fiidkii (26 August 2024) ka dhacay xaafada Heidelberg West. Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar ka mida bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Melbourne, Australia. Barnaamijka waxaa diyaariyey Somali Elders Group, waxaana soo jeediyey Cabdicasiis Faarax, maamulaha Hay'ada Himilo. Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS oo kulanka ka qaybgashay ayaa idiin diyaarisay kalimadii wacyi-galinta ee ku aadanayd Kansarka Xiidmaha. Dhagaysi wacan



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now