SKIP TO MAIN CONTENT

Aduunka oo canbaareeyay dilkii safiirka Ruushka

AAP
AAP Source: AAP

QM ayaa canbaaraysay qaarajinta safiirkii Ruushka u joogay Turkey. Weerarka ayay QM ku tilmaantay fal argagixiso oo arxandaro ah. Safiir Andrey Karlov ayaa lagu hortoogtay warbaahin isugu timid bandhig iyagoo weerarka amakaag ku noqday.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

QM ayaa canbaaraysay qaarajinta safiirkii Ruushka u joogay Turkey. Weerarka ayay QM ku tilmaantay fal argagixiso oo arxandaro ah. Safiir Andrey Karlov ayaa lagu hortoogtay warbaahin isugu timid bandhig iyagoo weerarka amakaag ku noqday.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now