Madax badan oo aduunka ka yimid ayaa ka degay caasumada Havana si ay uga qayb qaataan tacsida hogaamiyihii waqtiga dheer dalkaas soo xukumayay Fidel Castro. Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ayaa bilaabay tacsida