Xalka khilaafku ma in nooca dawladnimada Soomaaliya la badalaa?

Source: Supplied
Soomaaliya waxaa looga bartay in Madaxweyne kasta iyo Ra'iisul Wasaarihiisu is qabtaan. Si taas xal loogu helo ma in la badalaa nidaamka dawladnimada Soomaaliya? Aqoon yahan Mohamed Hassan Dable ayaa falanqaynaya.
Share