Xiisada Ukraine iyo Ruushka oo sii kordhaysa

Source: Reuters
Wali waxaa sii socda xiisada u dhaxaysa Ukraine iyo Ruushka iyadoo la saadaalinayo in Ruushku isu diyaarinayo inuu dhawaan weerar ku qaadi Ukraine. Waxaa nala falanqaynaya Mohamed Hassan Dable oo ah aqoon yahan arimahaas u dhuun daloola.
Share