Xildhibaan Cabdirahman Mohamed Sheekh oo ka tirsan Jaaliyada Australia ayaa loo doortay Golaha Shacabka Federalka Soomaaliya

Cabdiraxman Maxamed Sheekh oo ku guulaystay kursiga Hop#70 ee golaha shacabka, Source: SNTV
Xildhibaan Cabdirahman "waxaan matalayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee deggan Baasifiga."
Share