hiiraan Online Source: hiiraan OnlineMaadaama Xildhibaanadii hore mudo ay ku raageen Baarlamanka Dalka Somalia waxaa beryahaan aad ubadanaya Aqoonyahano doonaya iney bedelaan kuwii hore oo isugu jira Rag & Dumar , SBS Radio ayaa wareysatay Naciima Ibrahim oo kamid ah Musharaxiinta Cusub
Maadaama Xildhibaanadii hore mudo ay ku raageen Baarlamanka Dalka Somalia waxaa beryahaan aad ubadanaya Aqoonyahano doonaya iney bedelaan kuwii hore oo isugu jira Rag & Dumar , SBS Radio ayaa wareysatay Naciima Ibrahim oo kamid ah Musharaxiinta Cusub