Musharixiin badan ayaa u tartamaya ka mid noqoshada baarlamaanka Soomaaliya. Waxaa ka mid ah musharixiintaas Dr Ali Duale. Haddaba xildhibaan noocee ah ayuu noqon lahaa haddii loo doorto baarlamaanka? Maxaad ku dooran lahayd xildhibaanada cusub?