Xisbiga National-ka oo si rasmi ah uga baxay qorshaha Net Zero - 2050

DAVID LITTLEPROUD NET ZERO PRESSER

Nationals Leader David Littleproud announces plans for his party to walk away from formal climate commitments, Parliament House, Canberra Sunday, November 2, 2025. (AAP Image/Zac de Silva) NO ARCHIVING Source: AAP / Zac de Silva/AAPIMAGE

Xisbiga National-ka ayaa si rasmi ah uga baxay taageerada siyaasadda Australia ee qorshaha net zero, waa dhimista qiiqa’e, sanadka 2050, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Canberra. Go’aankan ayaa dhalinaya khilaaf suurtagal ah oo dhexmara xisbiga Liberals, oo iyaguna dib u eegaya habka ay u wajahaan isbeddelka cimilada, kadib guuldarradii kasoo gaartey doorashadii Federalka ee lasoo dhaafay.



Share

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now