Yasac: Amssa youth waxey u taagantahay adeega bulshada.

Source: Mohamed A Madar
Yasac Abdullahi, ayaa laanta Afsoomaliga ee SBS la wadaagay dadaalka ay Amssa Youth Connect dhiibayaan in uu yahay in bulshada Soomaaliyeed ay isku tashato, dhalinteedana lagu taageero waxqabadkooda.
Share