Zahra Mustaf oo ka warrantay tallaalka COVID-19 oo iyada iyo carruurteedu qaateen

Zahra Mustaf Source: talent provided
Zahra Mustaf oo deggan Melbourne, Australia ayaa warraysi wacyi-gelin ah ka bixisay tallaalkii COVID-19 ooo ay iyada iyo carruurteedu qaateen.
Share