Zahra Mustaf, musharax xildhibaan Source: SBS SomaliWaa gabar Somali_Australian ah oo siyaasada rabta inay gasho iyadoo u taagan kursi ku yaal woqooyiga Melbourne. Waxay noqonaysaa gabadhii ugu horaysay oo isu taagta kursi federal ah gobolka Victoria.
Waa gabar Somali_Australian ah oo siyaasada rabta inay gasho iyadoo u taagan kursi ku yaal woqooyiga Melbourne. Waxay noqonaysaa gabadhii ugu horaysay oo isu taagta kursi federal ah gobolka Victoria.