Cilmi-baaris cusub ayaa muujisay in AI ay sii kordhinayso tacaddiyada galmada ee internetka lagu beegsado dhallinyarada Australia, iyadoo khubaradu ugu baaqayaan dowladda iyo shirkadaha teknoolajiyadda inay qaadaan tallaabooyin degdeg ah oo carruurta lagu ilaalinayo.
AI oo sii hurinaysa tacaddiyada galmada ee internetka lagu beegsado dhallinyarada Australia
Share





