Wararkii Soomaaliya ee Arbaco 22 July 2026 naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeyso. Wasiir Fiqi oo sheegay inay dileen hor-jooge Alshabaab ka tirsan. Doorashooyinka Galmudug iyo war kasoo baxay Puntland oo ku saabsan ciidamadii ku dagaallamay Laag oo u dhow Boosaaso.
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 22 July 2026
Share





