Ugu yaraan kun qof oo Australian ah ayaa hoy la'aan ah xiligan qaboobaha ah.
AAP Source: AAP
Ugu yaraan kun qof oo Australian ah ayaa hoy la'aan ah xiligan qaboobaha ah. Guryo yari, dhaqaale xumo iyo rabshadaha qoyska ayaa 3 arimood ee ugu waaweyn ee sababa darbijiifnimada.
Share