Waa maxay xeerarka lagu maamulo deeqo-ururinta iyo hay'adaha samafalka? Sideese u hubsan kartaa inaan lagu khiyaamin? Halkan ka dhegeyso wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ogaato haddii aad tahay deeq-bixiye, deeq-uruuriye, ama aad bilaabayso olole deeq-ururin internet-ka ah.
Key Points
- Rules on how fundraisers are conducted differ across Australian jurisdictions.
- To avoid fundraising scams, take the time to check a charity’s credentials and refrain from donating if in doubt.
- Fundraising laws and licence requirements also apply to small fundraisers and online appeals, so you should check what applies in your case.
Ku soo biir oo la soco Australia Explained si aad uga hesho macluumaad kaa caawiya degitaanka dalkaaga cusub.
Ma qabtaa wax su'aal ah? Fekerse ma nagusoo biirinaysaa? Fadlan noogu soo dir: australiaexplained@sbs.com.au
Share





