SKIP TO MAIN CONTENT

Yaa Dhab Aahaan Australia Xukuma, Xaggee Baadse Kaga Aaddaa Adigu| How Australia Works

[JPG]_How-Australia-Works_Ep1.jpg
Artwork and Design: Francisco Ortiz Lozano and Yudai Urushima

Ma taqaannaa cidda kaa caawin karta oggolaanshaha ganacsi, arrin la xiriirta kiro guri ama taageerada qoyska? Innagoo dhegeysan doonna qisooyinka Fedele, Carol iyo Abeer, qaybtani waxay sharxaysaa sida ay u shaqeeyaan saddexda heer ee dowladda Australia. Baro masuuliyadaha dowladda hoose, dowlad-goboleedka, iyo dowladda Federaalka, iyo halka aad caawimo ka raadsan karto marka aad u baahato.


Published

Updated

By Josipa Kosanovic

Presented by Abdinur Ismail

Source: SBS



Skip to podcast episode content

Ma taqaannaa cidda kaa caawin karta oggolaanshaha ganacsi, arrin la xiriirta kiro guri ama taageerada qoyska? Innagoo dhegeysan doonna qisooyinka Fedele, Carol iyo Abeer, qaybtani waxay sharxaysaa sida ay u shaqeeyaan saddexda heer ee dowladda Australia. Baro masuuliyadaha dowladda hoose, dowlad-goboleedka, iyo dowladda Federaalka, iyo halka aad caawimo ka raadsan karto marka aad u baahato.


Qaybta koowaad ee How Australia Works, Fedele wuxuu doonayaa inuu ganacsi bilaabo, Carol waxay isku dayaysaa inay xaliso muran la xiriira kirada gurigeeda, halka Abeer oo ah hooyo keligeed ahina, ay taageero u baahan tahay. Qisooyinkoodu waxay iftiiminayaan sida saddexda heer ee dowladda Australia u saameeyaan nolol maalmeedka, iyo sida fahamka cidda masuulka ka ah adeegyada iyo go'aamada kala duwan uu kaaga caawin karo inaad hesho taageerada ku habboon.

Luqaddaada kaga dhegeyso halkan xalqadaha taxanaha oo dhan

Qaybta xigta: baro doorarka kala duwan ee Baarlamaanka, Hay'adda Fulinta iyo maxkamadaha ee samaynta, dhaqan gelinta iyo ku dhaqanka sharciyada Australia. Sidoo kale ogow waxa dhici kara marka aad ka dooddo ama aad racfaan ka qaadato ganaax lagugu soo rogay.

How Australia Works is available in 60 languages. Explore the series in other languages.


Credits:

How Australia Works is a podcast from SBS Audio and Australia Explained.

Host: L-FRESH The LION

Research and journalism: Gonzalo Aguirregomezcorta

Sound design, mix, original music and theme: L-FRESH The LION

Law and civics consultant: Dr Jacinta Sassine, School of Law, Western Sydney University

Artwork and design: Francisco Ortiz Lozano and Yudai Urushima

Written, created and produced by: Josipa Kosanovic

Editor, Australia Explained: Roza Germian

Head of Educational and Essential Services, SBS Audio: Janine Googan

We acknowledge the Traditional Custodians of the lands across Australia where this podcast is made and heard. We pay our respects to Elders past and present and acknowledge Aboriginal and Torres Strait Islander peoples as the First Peoples of this continent.

Parliamentary Material Australian House of Representatives excerpts courtesy of the Parliament of Australia. Copyright Commonwealth of Australia. Used under Creative Commons licence, subject to applicable licence terms.


Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now