Dowladaha kala duwan, sharciyada iyo adeegyada dadweynaha ee Australia sidee ayay u saameeyaan nolol maalmeedkaaga? Qaybtan hordhaca ah ee taxanaha How Australia Works waxay ku tusaysaa halka aad ka bilaabi karto marka aad u baahan tahay macluumaad ama kaalmo, iyo waxa aad samayn karto haddii aad su’aal ka qabto go’aan lagu gaadhay.
How Australia Works waa hagaha fahamka sida ay u shaqeeyaan dowladdaha Australia, sharciyada iyo sida ay dadku uga qayb qaadan karaan arrimaha bulshada iyo dowladda. Taxanahan waxaa si gaar ah loogu talagalay dadka soo-galootiga ah iyo bulshooyinka ku hadla luqadaha kala duwan.
Iyada oo la adeegsanayo macluumaad dhab ah iyo sharaxaad fudud, taxanuhu wuxuu iftiiminayaa saddexda heer ee dowladda Australia, kaalinta Baarlamaanka, Hay'adda Fulinta iyo maxkamadaha, iyo sida sharciyada loo sameeyo ama loo beddelo. Waxa kale oo uu sharxayaa sida aad su’aalo u waydiin karto, cabasho u gudbin karto, ugana qayb qaadan karto arrimaha ku khuseeya.
Halkan ka hel xalqadaha taxanaha oo dhan
Coming up next: Ogow heerka dolwadeed ee ka mas'uula ah adeegyada aad isticmaasho maalin kasta.
How Australia Works is available in 60 languages. Explore the series in other languages.
Credits:
How Australia Works is a podcast from SBS Audio and Australia Explained.
Host: L-FRESH The LION
Research and journalism: Gonzalo Aguirregomezcorta
Sound design, mix, original music and theme: L-FRESH The LION
Law and civics consultant: Dr Jacinta Sassine, School of Law, Western Sydney University
Artwork and design: Francisco Ortiz Lozano and Yudai Urushima
Written, created and produced by: Josipa Kosanovic
Editor, Australia Explained: Roza Germian
Head of Educational and Essential Services, SBS Audio: Janine Googan
We acknowledge the Traditional Custodians of the lands across Australia where this podcast is made and heard. We pay our respects to Elders past and present and acknowledge Aboriginal and Torres Strait Islander peoples as the First Peoples of this continent.
Parliamentary Material Australian House of Representatives excerpts courtesy of the Parliament of Australia. Copyright Commonwealth of Australia. Used under Creative Commons licence, subject to applicable licence terms.

![[JPG]_How-Australia-Works_Ep0.jpg](https://assets.sbs.com.au/dims4/default/9a0f61e/2147483647/strip/true/crop/3200x1800+0+0/resize/1280x720!/quality/90/?url=https%3A%2F%2Fsbs-au-brightspot.s3.ap-southeast-2.amazonaws.com%2F8f%2F15%2F83a000db458f9fc153fde8cde907%2Fjpg-how-australia-works-ep0.jpg&imwidth=1280)
![[JPG]_How-Australia-Works_Ep1.jpg](https://assets.sbs.com.au/dims4/default/d1d4da1/2147483647/strip/true/crop/3200x1800+0+0/resize/1280x720!/quality/90/?url=https%3A%2F%2Fsbs-au-brightspot.s3.ap-southeast-2.amazonaws.com%2Fe9%2F46%2F56cf4ff54074a36476e0bcb73e13%2Fjpg-how-australia-works-ep1.jpg&imwidth=1280)


