Fuel pump Dispenser close-up photo on Australian service station Source: iStockphoto / moisseyev/Getty Images
Qiimaha shidaalka ee sii kacaya ayaa culays weyn ku haya miisaaniyadda qoysas badan oo ku nool Australia—taas oo dad badan ku khasabtay inay beddelaan qaabkii ay u socdaali jireen. Haddaba, maxaa kula gudboon inaad samays si aad u yareyso kharashka shidaalka adiga oo aan ka harin hawl maalmeedkaaga? Talooyinkan raac.