Australia ku degdegimayso go'aan Afghanistan
AAP Source: AAP
Australia ayaa sheegtay inaysan ku degdegayn go'aan lagu ordhinayo milatariga qaybta ka ah dagaalka Afghanistan. Tan ayaa imanaysa kadib markii madaxweynaha Maraykanku ku dhawaaqay inuu ciidanka Maraykanka kordhinayo.
Share