Booster Shot - Maxaa loogu baahan yahay?

A man has his booster shot in Perth. Source: AAP/SBS News
Awooddii difaaca ee labada tallaal ee hore markay ay yaraato, waxaa loo baahan yahay tallaal saddexaad oo xoojiye ah (booster shot). Warbixintan ayaa koobaysa sababta loogu baahan yahay.
Share