Sida laga soo xigtay warbixin cusub oo ay soo saartay Guddiga Productivity Commission, ayaa lagu sheegay in Australia barwaaqo dhaqaale oo waarta gaari karto, marka wax laga qabto isbeddelka cimilada.
Share

Published
By Angelica Waite, Peggy Giakoumelos
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Share this with family and friends

