Walaac laga muujinayo hindisaha isbadalka dhalshada dalka.
AAP Source: AAP
Isbadalka dawladu hindistay inay wax uga badalayso sharuucda dhalashada ayaa bulshooyin badan kala qaybisay. Bulshooyinka jinsiyadaha ayaa sheegay inay dareemayaan si cadaalad aan ahayn loo beegsanayo.
Share