Muranka ka dhashay sarkaal ka tirsan ONLF oo dawlada Soomaaliya ku wareejisay Ethiopia ayaa wali socda. Maxamed Caalim wuxuu falanqeeyaa siyaasada Soomaliya wuxuuna nala qaybsaday waxa uu ka qabo arintan.
Shirkii jaraaid ee uu qabtay wasiirka warfaafinta Soomaaliya Enjineer Yariisow
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka jawaabaya saxiix la sheegay inuu ka danbeeyay.
Share




