Dood lagu tuuray dabaadega 26 Janaayo
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Waxaa sii kordhaya dood lagu joojinayo dabaaldega Australia Day in la qabto 26 Janaayo. Talaabadan ayaa taageero wayn ka haysata bulshada dalka loogu yimid laakiin dhamaantood ma taagersana.
Share