DEMENTIA PREVENTION: Ka-hor-tagga Illowshiiyaha

Credit: Bill Yeates
Aqoonyahan Saynisyahan sare ah ayaa soo jeediey in xaaladda 'dementia' (Illowshiiyo) loo aqoonsado arrin caafimaad iyo mid dhaqaale xumo labadaba. In ka badan 400,000 oo qof ayaa la nool cudurka illowshiinyaha, iyadoo la filayo in tiradaasi laban-laabanto 2050-ka.
Share