Qudbadii u horeysay Donald Trump ka jeediyo QM.
AAP Source: AAP
Donald Trump oo qudbadiisii u horaysay ka jeediyay golaha guud ee QM. Waxba uma reeban dhaliisha uu u jeediyay heshiiskii hubka nukliyeerka Iran iyo tijaabooyinka woqooyiga Korea.
Share
AAP Source: AAP