Xaflad ururka bisha cas lacago ugu aruurinayso abaaraha geeska Africa ayaa lagu qabtay Melbourne. Xafladan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay xubno ka tirsan jaaliyada Somaliland ee Melbourne.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

