SBS BRAND 2011 Source: AAPBulshooyinka Jinsiyadaha ayaa walaac kasii muujinaya hindisaha wax looga badalayo sharuucda dhalashada. Waxay bulshooyinkan ka cabsi qabaan in sharcigan uu xadido fursadaha dadka soogalootigaa ee dalka ku cusub uuna bulshada inteeda kale ka fogeeyo.
Bulshooyinka Jinsiyadaha ayaa walaac kasii muujinaya hindisaha wax looga badalayo sharuucda dhalashada. Waxay bulshooyinkan ka cabsi qabaan in sharcigan uu xadido fursadaha dadka soogalootigaa ee dalka ku cusub uuna bulshada inteeda kale ka fogeeyo.