Doorashadii federalka Australia ayuu xisbiga Laborku si aqlabiyad ah ugu guulaystay. Mohamed Abbas ayaa sharaxaya sababta shacabku ku doorteen Laborka ayna ku diideen Liberalka.
Falanqaynta doorashdii Australia iyo Dr Mohamed Abbas
Share

Falanqaynta doorashdii Australia iyo Dr Mohamed Abbas