Dawlada oo cayrta ka jaraysa 100 magangalyodoon
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Dawlada federalka ayaa jartay taageerada lacageed ee la siinjiray boqolaal magangalyodoon oo Australia loo keenay arimo caafimaad. Laakiin waxaa arintan dhaliilay qareemada xaquuqul binaadanka u dooda iyo mucaaradka.
Share