Dhaliilo sii kordhaya oo Myanmar ku aaddan iyo sida ay ula dhaqanto Muslimiinta Rohingya
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Dhowr dal oo Muslimiin ah oo ku yaal Asia ayaa hogaaminaya dhaliilo sii kordhayo ee ku aaddan Myanmar ee dhibaatada lagu hayo Muslimiinta Rohingaha ee laga tirada badan tahay. Tobanaan kun oo Rohinga ah galay dalka Bangladhesh 10 kii maalmiid ee u danbeeyay.
Share