Maxkamad Hindiya ah ayaa mamnuucaday furitaanka sadexda dalqadood
SBS BRAND 2011 Source: SBS SOMALI
Maxkamad Hindiya ah ayaa mamnuucaday furitaanka sadexda dalqadood ee hal mar lagu furo haweenka muslimiinta. Waxaan ka waraysanay Sheekh Issa Musa oo sharaxaya marka la isticmaali karo 3 dalaaqood.
Share