Cabdulqadir Sulayman wuxuu Australia ku yimid doon markii dawlada Australia soo rogtay sharuuc cusub. Wuxuu sheegay in sharuucdaas ayaa saamayn ku yeesheen noloshiisa iyo nolosha qaxooti kale oo badan.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

