Waraysi: Prof Mohamed Cumar Dalxa oo xildhibaan ah Q 1aad
Youtube Source: YouTube
Maxamed Cumar Dalxa waa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Wuxuu SBS uga waramay muran ka dhashay dawlada oo sarkaal ONLF ka tirsan u dhiibtay dawlada Ethiopia.
Share