Waraysi Cabdicasiis M Hirsi aan kala yeelanay arimaha siyaasada Kenya.

Abdiaziz M Hirsi Source: SBS
Waraysi aan Cabdicasiis M Hirsi, la yeelanay, diiradana ku saaray xaalada Kenya, kadib markii uu hogaamiyaha mucaaradka isu dhaariyay in uu yahay madaxweynaha shacabka Kenya.
Share